{"id":421229,"date":"2020-06-29T12:34:34","date_gmt":"2020-06-29T09:34:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421229"},"modified":"2020-06-29T12:38:21","modified_gmt":"2020-06-29T09:38:21","slug":"dowlada-somaliya-oo-billowday-mashruuc-dib-loogu-dhisayo-waddada-isku-xirta-muqdisho-iyo-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlada-somaliya-oo-billowday-mashruuc-dib-loogu-dhisayo-waddada-isku-xirta-muqdisho-iyo-jowhar\/","title":{"rendered":"Dowlada Somaliya oo billowday mashruuc dib loogu dhisayo waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bolliwday dib u dhiska Waddada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo uu dherekeedu yahay 90 km.<br \/>\nMashruucan waxaa fulineysa Dowladda Qadar oo horay u ballan qaadday dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Howsha dib loogu dhisayo Waddada isku xirta Muqdisho iyo Sh\/dhexe oo shalayto billaabatay ayaa waxaa kormeer ku tagay Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, C\/xakiin Cumar Cabdille (Jacfaan),<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa bogaadiyay howl-wadeennada dhismaha Waddada, wuxuuna kula dar-daarmay in ay muujiyaan dhabar adayg, maaddaama ay ku xeeran yihiin duruufo badan.<\/p>\n<p>Inta badan Waddooyinka isku xira Gobollada Dalka ayaa waxaa ku yimid bur-bur xooggan Soddonkii Sano ee ugu dambeysay, iyadoo ay dhibaato kala kulmaan Gaadiidleyda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421234 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421233 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jacfaan2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421232 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/JACFAAN-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1021\" height=\"766\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/JACFAAN-1-1.jpg 800w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/JACFAAN-1-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/JACFAAN-1-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1021px) 100vw, 1021px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bolliwday dib u dhiska Waddada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo uu dherekeedu yahay 90 km. Mashruucan waxaa fulineysa Dowladda Qadar oo horay u ballan qaadday dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar. Howsha dib loogu dhisayo Waddada isku xirta Muqdisho iyo Sh\/dhexe oo shalayto billaabatay ayaa waxaa kormeer ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421229","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421229"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421229\/revisions\/421236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}