{"id":421112,"date":"2020-06-28T10:56:09","date_gmt":"2020-06-28T07:56:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421112"},"modified":"2020-06-28T11:33:38","modified_gmt":"2020-06-28T08:33:38","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabaab-ka-saaray-degaanno-ka-tirsan-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabaab-ka-saaray-degaanno-ka-tirsan-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo Al-Shabaab ka saaray degaanno ka tirsan Jubbada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay Argagixisada Al-Shabaab ka fara maroojiyeen Tuulooyinka Janaay Cabdalla,Helishiid, Mayoonde iyo Garas-cebe.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka XDS G\/le, Xasan Aadan Ciraaqi oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay Kooxda Argagixisadu isaga carartay Tuulooyinka ay howlgalka ka sameeyeen, haatanna ay kusii jeedaan degaano kale.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xusay inay kordhiyeen howl-gallada qorsheysan ee ay ku baacsanayaan horjoogayaasha iyo Malleeshiyaadka Al-Shabaab kana saaraan guud ahaanba degaannada Jubbooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay Argagixisada Al-Shabaab ka fara maroojiyeen Tuulooyinka Janaay Cabdalla,Helishiid, Mayoonde iyo Garas-cebe. Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka XDS G\/le, Xasan Aadan Ciraaqi oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay Kooxda Argagixisadu isaga carartay Tuulooyinka ay howlgalka ka sameeyeen, haatanna ay kusii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421112","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421112"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421112\/revisions\/421116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}