{"id":421090,"date":"2020-06-27T15:51:12","date_gmt":"2020-06-27T12:51:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421090"},"modified":"2020-06-27T15:53:03","modified_gmt":"2020-06-27T12:53:03","slug":"guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegay-inay-u-baahan-yihiin-muddo-kordhin-gaaraysa-13-bilood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegay-inay-u-baahan-yihiin-muddo-kordhin-gaaraysa-13-bilood\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay inay u baahan yihiin muddo kordhin gaaraysa 13 bilood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) oo maanta hortagtay xildhibaannada golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaadday in ay u baahan yihiin 13 bilood oo ay ku diyaarinayaan sharciyadda doorasho Qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Muddada codsiga ayaa waxay ka billaabaneysaa 20-ka July 2020, waxayna ku egtahay bisha August 2021-ka.<\/p>\n<p>Maanta oo ay Taariikhdu tahay 27-ka June ayaa la filayay in ay Guddiga hor yimaadaan Golaha shacabka Soomaaliyeed, si ay u caddeeyaan nooca doorasho ee Dalka ka dhici karta.<br \/>\nHalkan ka aqriso soo jeedinta Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421093 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XALIIMO-YAREEY-12.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"1074\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XALIIMO-YAREEY-12.jpg 760w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XALIIMO-YAREEY-12-238x300.jpg 238w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) oo maanta hortagtay xildhibaannada golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaadday in ay u baahan yihiin 13 bilood oo ay ku diyaarinayaan sharciyadda doorasho Qof iyo cod ah. Muddada codsiga ayaa waxay ka billaabaneysaa 20-ka July 2020, waxayna ku egtahay bisha August 2021-ka. Maanta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421091,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421094,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421090\/revisions\/421094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}