{"id":421073,"date":"2020-06-27T11:58:52","date_gmt":"2020-06-27T08:58:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421073"},"modified":"2020-06-27T12:18:17","modified_gmt":"2020-06-27T09:18:17","slug":"dagaal-beeleed-qasaaro-sabab-oo-ka-dhacay-deegaanka-xananbuure-ee-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dagaal-beeleed-qasaaro-sabab-oo-ka-dhacay-deegaanka-xananbuure-ee-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Dagaal beeleed qasaaro sababay oo ka dhacay deegaanka Xananbuure ee Gobolka Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Dagaal sababay \u00a0qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay \u00a0deegaanka Xananbuure oo dhaca waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku dhowaad\u00a0 5 qof \u00a0ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen \u00a0oo uu ku jiro wasiirkii hore ee shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Daahir Shidane Cabdi oo dhaawac ka soo gaaray dagaalka u geeriyooday tiro kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana weli is-horfadhiyaa maleeshiyaadki dagaalamayay labadi maalin ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha Galmudug oo si adag uga hadlay dagaalkaasi ayaa ciidamada dowladda ku amray inay kala dhexgalaan labada beelood, si loo joojiyo dagaalka.<\/p>\n<p>Galgaduud oo ku yaalla bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa inta badan ku soo laa-laabta dagaallo sokeeye oo u dhexeeya maleeshiyaad beeleed ku wada sugan gobolkaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Dagaal sababay \u00a0qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay \u00a0deegaanka Xananbuure oo dhaca waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ku dhowaad\u00a0 5 qof \u00a0ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen \u00a0oo uu ku jiro wasiirkii hore ee shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Daahir Shidane Cabdi oo dhaawac ka soo gaaray dagaalka u geeriyooday tiro kalena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421074,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421073","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421073"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421080,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421073\/revisions\/421080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}