{"id":421066,"date":"2020-06-27T11:32:35","date_gmt":"2020-06-27T08:32:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421066"},"modified":"2020-06-27T11:32:35","modified_gmt":"2020-06-27T08:32:35","slug":"madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-sheegay-galmudug-iyo-puntland-in-ay-iska-kaashanayaan-ciribtirka-kooxaha-argagixasada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-sheegay-galmudug-iyo-puntland-in-ay-iska-kaashanayaan-ciribtirka-kooxaha-argagixasada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug \u00a0oo sheegay Galmudug iyo Puntland in ay iska kaashanayaan ciribtirka kooxaha Argagixasada."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug \u00a0Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah\u00a0 Kooxaha argagixasda .<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashan doonaan arrimaha amniga, isaga oo xusay in wax fursad ah aysan sii doonin ururada argagixisada ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu wacad ku maray in ciidamada ay howlgallo wadajir ah ka bilaabi doonaan gobolka mudug, Bari iyo Galgaduud oo labada maamul ay kawada arimiyaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug oo hadalkiisa siiwatay ayaa intaasi ku daray in kooxaha argagixsada ay sii huriyaan \u00a0dagaal beeleedyada ku soo noqnoqday deeganada Galmudug iyo Puntland ay ka arimiyaan.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyada oo shalay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland ay kulan xasaasi ah ku yeesheen waqooyiga Gaalkacyo, iyaga oo isku afgartay xoojinta amniga labada maamul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug \u00a0Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah\u00a0 Kooxaha argagixasda . Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug iyo Puntland ay iska kaashan doonaan arrimaha amniga, isaga oo xusay in wax fursad ah aysan sii doonin ururada argagixisada ah. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421067,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421069,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421066\/revisions\/421069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}