{"id":421022,"date":"2020-06-25T17:18:53","date_gmt":"2020-06-25T14:18:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421022"},"modified":"2020-06-25T17:18:53","modified_gmt":"2020-06-25T14:18:53","slug":"kumaandooska-danab-oo-jubbada-dhexe-ku-dilay-horjooge-u-dhashay-dalka-nepal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumaandooska-danab-oo-jubbada-dhexe-ku-dilay-horjooge-u-dhashay-dalka-nepal\/","title":{"rendered":"Kumaandooska Danab oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandooska Danab\u00a0 ayay ku dileen mid kamid ah horjoogeyaasha argagixisada Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca tababarada, kaas oo lagu magacaabo Ashraf azmi Abu (Hamdan) una dhashay dalka Nepal ee qaaradda Aasiya.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanada Buur-gaduud, Waabo, Salagle iyo Duqay oo hoos yimaado degmadda saakoow ee gobolka Jubbada dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 16-aad ee kumaandooska danab G\/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Codka Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay howlgalka inuu ahaa mid qorsheysan, kaasi oo ay fuliyeen ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee Danab, islamarkaana ujeedkiisu uu ahaa beegsiga horjoogeyaasha argagixisada iyo meelaha ay ku dhuumaaleeysanayaan.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa tilmaamay in horjoogaha la dilay ee u dhashay dalka Nepal ay la dhinteen seddex Maleeshiyaad ah oo la joogay goobta uu howlgalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa kordhiyay howlgalada ay ku bartilmaameydsanayaan horjoogeyaasha iyo maleeshiyaadka argagixsada Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandooska Danab\u00a0 ayay ku dileen mid kamid ah horjoogeyaasha argagixisada Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca tababarada, kaas oo lagu magacaabo Ashraf azmi Abu (Hamdan) una dhashay dalka Nepal ee qaaradda Aasiya. Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanada Buur-gaduud, Waabo, Salagle iyo Duqay oo hoos yimaado degmadda saakoow ee gobolka Jubbada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":414472,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421022","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421022\/revisions\/421023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/414472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}