{"id":420945,"date":"2020-06-24T15:25:35","date_gmt":"2020-06-24T12:25:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420945"},"modified":"2020-06-24T15:26:51","modified_gmt":"2020-06-24T12:26:51","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-dhaweeyay-lacag-dhan-55-oo-lagu-kabay-miisaaniyadda-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-dhaweeyay-lacag-dhan-55-oo-lagu-kabay-miisaaniyadda-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay lacag dhan \u00a0$55 oo lagu kabay miisaaniyadda dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Wasiirka Maaliya xukumada Soomaaliya \u00a0mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beeyle ayaa\u00a0 soo dhaweeyay lacag dhan \u00a0$55 milyan oo ah Caawimaad loogu talagalay kabka Miisaaniyadda dowladda.<\/p>\n<p>War-qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebuga ayuu ku yiri sidatan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan aad ugu faraxsanahay in Bangiga Aduunka uu ansixiyay in Soomaaliya la siiyo $55 milyan oo ah Caawimaad loogu talagalay kabka Miisaaniyadda iyadoo lagu guda jiro xili adag.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyada Soomaaliya ayaa sidookale sheegay lacagtaan in ay ku muteeysteen \u00a0Maamul wanaagga maaliyadda iyo hufnaanta dhaqaale ee ay ku talaabsatay dowladda Soomaaliya \u00a0Sadexdii Sanadood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cLacagtaan Deeqda ah waxa aan ku mutaysanay Maamul wanaagga Maaliyadda iyo Hufnaanta dhaqaale ee aan ku talaabsanay Sadexdii Sanadood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Waxaa muhiim ah in aan ku dadaalno sidii aan dakhliga dalkeena u sii kordhin laheyn anagoo kaashaneyna Shacabka iyo Ganacsatadeena, ilaa iyo inta aan isku filnaasho ka gaaridoono.<\/p>\n<p>Halkaan ka eeg Warbixinta Bangiga Aduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Wasiirka Maaliya xukumada Soomaaliya \u00a0mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beeyle ayaa\u00a0 soo dhaweeyay lacag dhan \u00a0$55 milyan oo ah Caawimaad loogu talagalay kabka Miisaaniyadda dowladda. War-qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebuga ayuu ku yiri sidatan. \u201cWaxa aan aad ugu faraxsanahay in Bangiga Aduunka uu ansixiyay in Soomaaliya la siiyo $55 milyan oo ah Caawimaad loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420946,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420948,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420945\/revisions\/420948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}