{"id":420936,"date":"2020-06-24T14:41:11","date_gmt":"2020-06-24T11:41:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420936"},"modified":"2020-06-24T14:54:49","modified_gmt":"2020-06-24T11:54:49","slug":"wasraadda-shaqada-iyo-arimaha-bulshada-xfs-oo-fasaxday-shaqaalaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasraadda-shaqada-iyo-arimaha-bulshada-xfs-oo-fasaxday-shaqaalaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay\/","title":{"rendered":"Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha Dowladda iyo kuwa \u00a0gaarka loo leeyahay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda fadarelka \u00a0Soomaaliya ayaa ogeeysiisay shaqalaha dowladda iyo shaqaalaha Hay&#8217;adaha gaarka loo leeyahay maanti Sabtida ah oo ay taariiqada tahay 27\u00a0 bisha in ay ka fasaxanyihiin shaqooyinka.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada XFS ayaa lagu yiri siddatan<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay&#8217;adaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay&#8217;adaha gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay tahay fasax maalinta Sabtida ee ku aaddan 27 June 2020, maaddama ay ku beegantahay maalinta ka horreysa ee Jimcaha xuska qaran ee 26ka June , xorriyaddii Gobolladda Waqooyi ee sannadkii 1960.<\/p>\n<p>Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay idin leedahay ku dabbaal degga farxad iyo reyn-reyn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda fadarelka \u00a0Soomaaliya ayaa ogeeysiisay shaqalaha dowladda iyo shaqaalaha Hay&#8217;adaha gaarka loo leeyahay maanti Sabtida ah oo ay taariiqada tahay 27\u00a0 bisha in ay ka fasaxanyihiin shaqooyinka. War ka soo baxay Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada XFS ayaa lagu yiri siddatan \u201cWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420937,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420936","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420936"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420944,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420936\/revisions\/420944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}