{"id":420932,"date":"2020-06-24T11:48:56","date_gmt":"2020-06-24T08:48:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420932"},"modified":"2020-06-24T11:48:56","modified_gmt":"2020-06-24T08:48:56","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibedda-turkiga-oo-cambaareeneynaa-qarax-shalay-ka-dhacay-meel-u-dhaw-xerada-turksom-ee-muqdisha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-dibedda-turkiga-oo-cambaareeneynaa-qarax-shalay-ka-dhacay-meel-u-dhaw-xerada-turksom-ee-muqdisha\/","title":{"rendered":"Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga oo cambaareeneynaa qarax shalay ka dhacay meel u dhaw xerada TURKSOM ee muqdisha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda arrimaha dibedda dalka Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay afaafka hore ee xerada tababarka ciidamada Soomaaliya ee Turkisom.<\/p>\n<p>Qoraal lagu baahiyey bogga wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa ugu horeyn lagu cambaareeyay qaraxaas ka dhacay xarunta tababarrada ciidamada ee Turkisom oo ku taala Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cambaareeneynaa weerarka is-miidaaminta ah oo dhacay meel u dhaw iskuul hoose oo \u00a0ee xerada tababarka militari ee TURKSOM ee Muqdisho\u201d ayaa lagu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa tacsi loogu diray qoysaskii ay ka baxeen dadkii ku dhintay qaraxaas.<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo baxay wasaaradda arimaha dibada dalka\u00a0 turkiga ayaa yimd xili shalay nin naftiisa haligay uu ku qarxay meel u dhaw xerada Turkishsom ee muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda arrimaha dibedda dalka Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay afaafka hore ee xerada tababarka ciidamada Soomaaliya ee Turkisom. Qoraal lagu baahiyey bogga wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa ugu horeyn lagu cambaareeyay qaraxaas ka dhacay xarunta tababarrada ciidamada ee Turkisom oo ku taala Muqdisho. \u201cWaxaan cambaareeneynaa weerarka is-miidaaminta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420933,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420932","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420934,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420932\/revisions\/420934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}