{"id":420929,"date":"2020-06-24T11:07:02","date_gmt":"2020-06-24T08:07:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420929"},"modified":"2020-06-24T11:08:52","modified_gmt":"2020-06-24T08:08:52","slug":"taliyihii-hore-ee-ciidamada-daraawiishta-dowlad-goboleedka-puntland-oo-saaka-ku-geeriyooday-magaalada-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidamada-daraawiishta-dowlad-goboleedka-puntland-oo-saaka-ku-geeriyooday-magaalada-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland  oo saaka ku geeriyooday magaalada Addis-ababa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee marxuumka ayaa muddooyinkii la soo dhaafay xanuunsanaa, isaga oo caafimaad ahaan loogu qaaday dalka , Itoobiya gaar ahaan \u00a0magaladda Addis Ababa.<\/p>\n<p>Geerida ku timid Cali Baadiye ayaa waxaa xaqiijiyey qaar ka mid ah ehelladiisa oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta.<\/p>\n<p>Marxuumka oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Puntland ayaa xilligii xukuumaddii Cadde Muuse soo noqday taliyaha ciidamada daraawiishta ee maamulkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya. Allaha u naxariistee marxuumka ayaa muddooyinkii la soo dhaafay xanuunsanaa, isaga oo caafimaad ahaan loogu qaaday dalka , Itoobiya gaar ahaan \u00a0magaladda Addis Ababa. Geerida ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420930,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420929","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420929\/revisions\/420931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}