{"id":420926,"date":"2020-06-24T10:53:42","date_gmt":"2020-06-24T07:53:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420926"},"modified":"2020-06-24T10:53:42","modified_gmt":"2020-06-24T07:53:42","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-qabtay-rag-lagu-tuhunsanyahay-maleeshiyada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-qabtay-rag-lagu-tuhunsanyahay-maleeshiyada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo qabtay rag lagu tuhunsanyahay  maleeshiyada Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA\u2013Ciidamada xoogga\u00a0 dalka Soomaaliya ayaa \u00a0howlgallo ballaaran ka sameeyeen deegaano hoostaga magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeeladda Hosse.<\/p>\n<p>Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada sida gaarka u tababar ee Danab iyo kuwa Gorgor oo maalmo ka hor gaaray deegaanada Jilib Marko iyo Gandershe oo ka wadda tirsan Shabeeladda Hoose.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalladaasi ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo u badan dhalinyaro, kuwaas oo lala xiriirinayo kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Gobolka Sh\/ Hoose oo\u00a0 ay weli ku dhuumaaleeysanayaan haraadiga maleeyshiyada Al-Shabaab ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo milatari\u00a0 oo ciidanka xoogga dalka ay ka wadaan gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA\u2013Ciidamada xoogga\u00a0 dalka Soomaaliya ayaa \u00a0howlgallo ballaaran ka sameeyeen deegaano hoostaga magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeeladda Hosse. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada sida gaarka u tababar ee Danab iyo kuwa Gorgor oo maalmo ka hor gaaray deegaanada Jilib Marko iyo Gandershe oo ka wadda tirsan Shabeeladda Hoose. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalladaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420927,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420926","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420928,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420926\/revisions\/420928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}