{"id":420872,"date":"2020-06-23T14:03:03","date_gmt":"2020-06-23T11:03:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420872"},"modified":"2020-06-23T14:03:03","modified_gmt":"2020-06-23T11:03:03","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgallo-baaritaanno-ah-kawada-deegaanadi-ay-shalay-la-wareegeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgallo-baaritaanno-ah-kawada-deegaanadi-ay-shalay-la-wareegeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanadi\u00a0 ay shalay la wareegeen"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA-Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko iyo Gendershe ee\u00a0 Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay billaabeen howlgallo baaritaanno ah oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka degaaannadaasi islamarkaasna ay ku baadi goobayaan maleeshiyaadka Ku dhuumaaleeysanaya.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<div>\n<p>Ciidanka ayaa waxay howlgalka kusoo qabteen rag lala xiriirinayo inay katirsanyihiin maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kuwaasi oo haatan ay ku socdaan baaritaanno lagu kala saarayo sida uu kusoo waramayo wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Maxamed Cabdulaahi Shilaawe oo ku sugan deegaanka Gendershe ee gobolka shabeellaha hoose.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\u00a0<i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA-Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko iyo Gendershe ee\u00a0 Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay billaabeen howlgallo baaritaanno ah oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka degaaannadaasi islamarkaasna ay ku baadi goobayaan maleeshiyaadka Ku dhuumaaleeysanaya. Ciidanka ayaa waxay howlgalka kusoo qabteen rag lala xiriirinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420873,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420872","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420872"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420875,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420872\/revisions\/420875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}