{"id":420860,"date":"2020-06-23T12:04:34","date_gmt":"2020-06-23T09:04:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420860"},"modified":"2020-06-23T12:14:03","modified_gmt":"2020-06-23T09:14:03","slug":"golaha-amaanka-qm-oo-muddo-kordhin-cusub-u-sameysay-xafiiskeeda-unsom-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-amaanka-qm-oo-muddo-kordhin-cusub-u-sameysay-xafiiskeeda-unsom-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha amaanka QM oo muddo kordhin cusub u sameysay xafiiskeeda UNSOM Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markale muddo kordhin u sameeyey xafiiska UNSOM ee Soomaaliya, kaas oo xilligaan dhinacyo kala duwan ka taageero dowladda federaalka ah \u00a0Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay golaha \u00a0amaanka ayaa waxaa lagu sheegay in UNSOM ay howsha ay sii wadi doonto illaa inta laga gaarayo 31-ka bisha August.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa UNSOM loogu baaqay inay xoojiso howlaheeda Soomaaliya, iyada oo ka fulineyo Muqdisho iyo dhammaan magaallo madaxyada dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Golaha ammaanka ayaa sidoo kale bayaanka ay soo saareen waxaa lagu sheegay inay ka go\u2019an tahay QM in door weyn ka qaadato doorashada Soomaaliya 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>UNSOM ayaa Soomaaliya ka howl bilowday sanadkii 2013-kii, waxaana dowladda Soomaaliya ay ka taageertaa\u00a0nabadda, dib u heshiisiinta, dib u eegista Dastuurka iyo qaban-qaabada doorasho iyo taakuleynta ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markale muddo kordhin u sameeyey xafiiska UNSOM ee Soomaaliya, kaas oo xilligaan dhinacyo kala duwan ka taageero dowladda federaalka ah \u00a0Soomaaliya. Bayaan ka soo baxay golaha \u00a0amaanka ayaa waxaa lagu sheegay in UNSOM ay howsha ay sii wadi doonto illaa inta laga gaarayo 31-ka bisha August. Sidoo kale waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420861,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420860","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420860"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420860\/revisions\/420863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}