{"id":420853,"date":"2020-06-23T11:07:30","date_gmt":"2020-06-23T08:07:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420853"},"modified":"2020-06-23T11:08:28","modified_gmt":"2020-06-23T08:08:28","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qarax-ka-dhacay-dugsiga-tababarka-turkey-som","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qarax-ka-dhacay-dugsiga-tababarka-turkey-som\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo faahfaahin ka bixiyay qarax ka dhacay\u00a0 Dugsiga tababarka Turkey Som"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho::(SONNA)-Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo isku diyaarineeysay \u00a0in ay ku biiraan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Laba Qof oo midkood uu arday ahaa ayaa ku dhintay qarax si uu warbaahinta Qranka u sheegay taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odaywaa Yusuf Raage.<\/p>\n<p>Isaga oo \u00a0xaqiijiyay in ciidamada ay toogteen ninka naftii haliga ah oo ay ka shakiyeen markii uu hoggaansami waayay awaamiirta ciidamada ilaalada Saldhigga.<\/p>\n<p>\u201cqof xiran walxaha qarxa ayaa isku dayay in uu soo dhexgalo dhallinyaro Jaamacaddaha kasoo baxay oo doonayay in ay ciidamada kusoo biiraan, balse ciidamada ayaa ka shakiyay iyagoo toogtay kahor inta aanu soo dhexgalin galin ardayda \u201d ayuu yiri Gen Odaywaa.<\/p>\n<p>Kooxaha dhagarqabayaasha ayaa caadeeystay in ay soo diraan dhalinyar la marinhabaabiyay oo naftooda ku haliga iyaga oo aan aqoon sababta ay u dhimanayaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho::(SONNA)-Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo isku diyaarineeysay \u00a0in ay ku biiraan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Laba Qof oo midkood uu arday ahaa ayaa ku dhintay qarax si uu warbaahinta Qranka u sheegay taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odaywaa Yusuf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420854,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420853"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420856,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420853\/revisions\/420856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}