{"id":420842,"date":"2020-06-23T10:32:12","date_gmt":"2020-06-23T07:32:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420842"},"modified":"2020-06-23T12:25:17","modified_gmt":"2020-06-23T09:25:17","slug":"soddon-sano-ka-dib-dowladda-soomaaliya-oo-bilaabeeysa-bixinta-leesinka-diyaaradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soddon-sano-ka-dib-dowladda-soomaaliya-oo-bilaabeeysa-bixinta-leesinka-diyaaradaha\/","title":{"rendered":"Soddon sano ka dib Dowladda Soomaaliya oo bilaabeeysa bixinta leesinka Diyaaradaha"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Omaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay\u2019adda duulista rayidka \u00a0isla markaan kaliya \u00a0uu ka harsanyahay xeer hoosaadyo uu leeyahay dhawaana la soo gabagabey doono taasi oo ka dhalan doonto in dowladda Soomaaliyeed ay awood uyeelato diwaan galinta diyaaradaha ka howl-gal dalkeyna iyo bixinta ruqsadaha wadiida diyaaradaha oo ay Soomaaliya bixin muddo sodon sano ku dhaw.<\/header>\n<\/div>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Wasiir Omaar ayaa sheegay in dhawaan ,madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya uu bixin doono leesinkii ugu horeeyay ee la siinayo bayloodyada diyaaradaha oo ay dowladda Soomaaliya bixin muddo ka badana 25 sano taasine ay ka dhalain doona hormarkale oo ay dadka Soomaaliyeed ku talaabsan doonaan.<\/header>\n<header><\/header>\n<\/div>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\u201cLaga bilaabo bilaha soo socda waxaan bilaabi doonaa in bixino adeegyada ay u baahanyihiin diyaaradaha sida leesinka iyo diwaan galinta diyaaradaha ay keensadaan ganacsatada Soomaaliyeed oo hore ugeyn jirin dalalka Kenyada iyo itoobiya balse hada ka dib ma dhaceyso waana ku guuleysanayay inaan dhameystirka sharcigi lagu dhaqi lahaa\u201dayuu ku daray hadalkiisa wasiirka Oomaar.<\/header>\n<\/div>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Sidoo kale wasiirka gadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) waxa uu sheegay in hada ay fududahay in lasoo celiyo diyaaradii Soomaali Airlen ka dib heli taankii ay dowladda Soomaaliyeed ay diwaan galin karto diyaaradaha isla markaana sharuudaha ugu badan ee soo celinteeda ay aheyd sharcigaan waxaana uu intaa ku daray inay yihiin laba qodob oo isku xeran.\u00a0<\/header>\n<\/div>\n<header><\/header>\n<header><\/header>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\u201cSameynta sharciga lagu diwaan galinayo iyo soo celinta diyaaradii Soomaali airlen waxaa laba aan kala harin ,hadane waa inoo fududahay in dib usoo celinayay maadaama aan gaarnay isku filnaasho \u201cWasiirka Oomaar.<\/header>\n<\/div>\n<p><span style=\"font-size: 16px;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaaji ayaa saxiixay 21 bishaan saxiixay sharciga hay\u2019adda duulista rayidka kaasi oo dhameystirayo awooda iyo sharuucda ay kula falgaleyso dhigeeda hay\u2019addaha kale ee Caalamka .<\/span><\/p>\n<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Omaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay\u2019adda duulista rayidka \u00a0isla markaan kaliya \u00a0uu ka harsanyahay xeer hoosaadyo uu leeyahay dhawaana la soo gabagabey doono taasi oo ka dhalan doonto in dowladda Soomaaliyeed ay awood uyeelato diwaan galinta diyaaradaha ka howl-gal dalkeyna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420845,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420842","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420842"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420865,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420842\/revisions\/420865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}