{"id":420771,"date":"2020-06-22T14:39:36","date_gmt":"2020-06-22T11:39:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420771"},"modified":"2020-06-22T14:40:09","modified_gmt":"2020-06-22T11:40:09","slug":"taliye-odowaa-oo-ka-hadlay-ciidan-ka-cabanayay-mushaar-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-odowaa-oo-ka-hadlay-ciidan-ka-cabanayay-mushaar-laaan\/","title":{"rendered":"Taliye Odowaa oo ka hadlay Ciidan ka cabanayay Mushaar la&#8217;aan"},"content":{"rendered":"<div class=\"gs\">\n<div class=\"\">\n<div id=\":16t\" class=\"ii gt\">\n<div id=\":16u\" class=\"a3s aXjCH \">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta ka hadlay Ciidan Magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay mushahar la&#8217;aan, kuwaas oo ka howl-galayay Gobolka\u00a0 Shabeellada dhexe,<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Taliye Odowaa, ayaa sheegay in Ciidanka qalabka sida ay qaateen mushaharkoodii balse ay jiraan Ciidamado kooban oo aan tirokoob marin iyo kuwo ay cilado farsamo kayimaadeen diiwaan-gelintoodii oo aysan Lacagtii gaarin.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"adL\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ee haatan jirta ayaa ah Dowladdii ugu horreysay oo muddo Labaatan Sano ah si toos ah u bixisa xuquuqda Shaqaalaha Rayidka iyo Ciidamada kala duwan ee Dalka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta ka hadlay Ciidan Magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay mushahar la&#8217;aan, kuwaas oo ka howl-galayay Gobolka\u00a0 Shabeellada dhexe, Taliye Odowaa, ayaa sheegay in Ciidanka qalabka sida ay qaateen mushaharkoodii balse ay jiraan Ciidamado kooban oo aan tirokoob marin iyo kuwo ay cilado farsamo kayimaadeen diiwaan-gelintoodii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420772,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420773,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420771\/revisions\/420773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}