{"id":420765,"date":"2020-06-22T14:17:55","date_gmt":"2020-06-22T11:17:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420765"},"modified":"2020-06-22T14:25:46","modified_gmt":"2020-06-22T11:25:46","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-laba-horjooge-ku-dilay-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-laba-horjooge-ku-dilay-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo Laba horjooge ku dilay Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Saacadihii lasoo dhaafay Laba horjooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay Shabeellada hoose markii ay howlgallo baaxad leh ka sameeyeen degaannada Jilib-marka iyo Gendershe.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 16-aad ee kumaandooska Dalka G\/le, Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Labadaasi Sarkaal oo uu Magacyadooda kusoo koobay Xeroow iyo Ciise yare ay Argagixisada u qaabbilsanayeen degaannada Xeebta ah ee Gobolka Shabeellada hoose, ayna ku raadjoogaan horjooge Shucayb Ganeey oo goobta ka baxsaday xilligii ay howl-galladu socdeen.<\/p>\n<p>Howl-galka oo ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka kumaandooska xoogga Dalka ee Danab iyo Guutada Gor-gor ayaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab waxay ka saareen degaannada Jilib-marka iyo Gendershe, maaddaama uu qorshuhu ahaa in Argagixisada laga xoreeyo Dhulka Xeebta ah ee u dhexeeya Jasiira iyo Degmada Marko.<\/p>\n<p>Ciidanka kumaandooska xoogga Dalka ee Danab iyo Guutada Gor-gor ayaa haatan waxay wadaan howlgallo baaritaanno ah oo ay ku xaqijinayaan ammaanka degaannada Jilib-marka iyo Gendershe ee Gobolka Shabeelaha hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Saacadihii lasoo dhaafay Laba horjooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay Shabeellada hoose markii ay howlgallo baaxad leh ka sameeyeen degaannada Jilib-marka iyo Gendershe. Taliyaha Guutada 16-aad ee kumaandooska Dalka G\/le, Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Labadaasi Sarkaal oo uu Magacyadooda kusoo koobay Xeroow iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420766,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420765","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420765"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420770,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420765\/revisions\/420770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}