{"id":420676,"date":"2020-06-21T14:44:53","date_gmt":"2020-06-21T11:44:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420676"},"modified":"2020-06-21T14:45:11","modified_gmt":"2020-06-21T11:45:11","slug":"kulamo-lagu-xallinayo-xiisad-ka-taagnayd-degaanka-abaaleey-oo-ka-socda-degmada-feer-feer-ee-xadka-soomaaliya-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulamo-lagu-xallinayo-xiisad-ka-taagnayd-degaanka-abaaleey-oo-ka-socda-degmada-feer-feer-ee-xadka-soomaaliya-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Kulamo lagu xallinayo xiisad ka taagnayd degaanka Abaaleey oo ka socda Degmada Feer-feer ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Feef-feer-(SONNA)-Xubno ka mid ah Wasiirrada Hirshabeelle, maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta kulan kula yeeshay Degmada Feer-feer Saraakiisha hoggaanka nabad-gelyada Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, si xal looga gaaro xiisad colaadeed oo dhowaan Beelo walaalo ah ku dhex-martay degaanka Abaaleey.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda laysugu keeno Odayaasha iyo wax-garadka Labada dhinac, si ay ugu wada hadlaan soo Af-jaridda waxyaabaha jira, xal waarana looga gaaro dhammaystirka colaadda soo laalaabatay.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 14 Qof ayaa ku geeriyootay Dagaalladii ugu dambeeyay ee Labadaasi Beelood ku dhexmara degaanka Abaaleey ee dhaca xadka Soomaaliya iyo Itoobiya halka Boqolaal kalena ay ku barakaceen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Feef-feer-(SONNA)-Xubno ka mid ah Wasiirrada Hirshabeelle, maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta kulan kula yeeshay Degmada Feer-feer Saraakiisha hoggaanka nabad-gelyada Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, si xal looga gaaro xiisad colaadeed oo dhowaan Beelo walaalo ah ku dhex-martay degaanka Abaaleey. Kulanka ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda laysugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420678,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420676","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420676\/revisions\/420679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}