{"id":420660,"date":"2020-06-21T11:51:48","date_gmt":"2020-06-21T08:51:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420660"},"modified":"2020-06-21T11:51:48","modified_gmt":"2020-06-21T08:51:48","slug":"madaxweeyne-deni-iyo-wafdi-uu-hor-kacayo-oo-maanta-gaaray-magaalada-qardho-ee-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweeyne-deni-iyo-wafdi-uu-hor-kacayo-oo-maanta-gaaray-magaalada-qardho-ee-gobolka-bari\/","title":{"rendered":"Madaxweeyne  Deni iyo wafdi uu hor kacayo oo maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Bari"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Bari, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa waxaa Safarkiisa ku wehlinaayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale,\u00a0 isla markaana waxaa Magaalada markii uu gaaray kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Ujeedka Safarka Madaxweynaha Puntland ee halkaas ayaa waxa uu yahay sidii uu tababar ugu soo xiri lahaa Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo Tababar mudooyinkii dambe ugu socday Qardho iyo Badhan.<\/p>\n<p>Inta uu ku sugan yahay Qardho Madaxweye Deni ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Maamulka magalada Qardho iyo Odayaasha dhaqanka qaarkood, isagoo kala hadli doona arrimo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Bari, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa waxaa Safarkiisa ku wehlinaayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale,\u00a0 isla markaana waxaa Magaalada markii uu gaaray kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Bari. Ujeedka Safarka Madaxweynaha Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420661,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420662,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420660\/revisions\/420662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}