{"id":420655,"date":"2020-06-21T11:25:28","date_gmt":"2020-06-21T08:25:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420655"},"modified":"2020-06-21T12:19:58","modified_gmt":"2020-06-21T09:19:58","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-fashiliyey-weerar-ismiidaamin-ahaa-oo-ay-soo-qaadeen-maleeshiyaad-argagixisa-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-fashiliyey-weerar-ismiidaamin-ahaa-oo-ay-soo-qaadeen-maleeshiyaad-argagixisa-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyey weerar ismiidaamin ahaa oo ay soo qaadeen maleeshiyaad argagixisa ah."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisaho(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii hore ay\u00a0 ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab Saldhiga \u00a0qeybta 21-aad ee Xoogga Dalka ka degan\u00a0 Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 16px;\">Maleeshiyaadka Argagixasadda ayaa weerarka u adeegsaday gaari nuuca loo Layla Calaawe ama Land ruser oo ah gawaarida inta badan loo adeegsado Safarradda Goboladda Dalka.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Ciidanka Xooga ayaa ka war helay dhagarta kooxda Alshabaab ay la damacsanaayeen Saldhiga Qeybta 21aad ee Degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Galgaduud waxaana ay ku fureen risaas taas oo keentay inuu qarxo gaarigii sidaasna ay ugu dhamaadeen Dhagar qabayaashii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug ayaa sheegay\u00a0 in weerarkaas ay ku shahiideen Alle ha u naxariistee labo Askari oo ahaa naftii hurayaashii is hortaagay dhagarta ay damacsanaayeen Maleeshiyaadka argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisaho(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii hore ay\u00a0 ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab Saldhiga \u00a0qeybta 21-aad ee Xoogga Dalka ka degan\u00a0 Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka Argagixasadda ayaa weerarka u adeegsaday gaari nuuca loo Layla Calaawe ama Land ruser [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420656,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420655","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420655"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420655\/revisions\/420673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}