{"id":420619,"date":"2020-06-20T15:16:11","date_gmt":"2020-06-20T12:16:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420619"},"modified":"2020-06-20T15:16:11","modified_gmt":"2020-06-20T12:16:11","slug":"safaradda-soomaaliya-ee-hindiya-oo-markale-dalka-dib-ugu-soo-celisay-muwadiniin-dalkaas-ku-xayirnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaradda-soomaaliya-ee-hindiya-oo-markale-dalka-dib-ugu-soo-celisay-muwadiniin-dalkaas-ku-xayirnaa\/","title":{"rendered":"Safaradda Soomaaliya ee Hindiya oo markale dalka dib ugu soo celisay muwadiniin dalkaas ku xayirnaa"},"content":{"rendered":"<p>Muadisho:(SONNA)-Safaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa markii labaad ufududeesay muwaadiniin Soomaaliyeed oo gudaha dalka Hindiya ku xayirnaa tan iyo markii\u00a0 xuduudaha dalkaasi loo xeray xanuunka Faafa ee Covid-19.<\/p>\n<p>Muwadiniin gaaraya 128 qof oo isugu jira Ragg iyo Dumar ayay Safaarada ku guleeysay maanta in dib dalka logu soo celiyo, iyaga oo gaari doona magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe.<\/p>\n<p>Dadkan oo ka mahadceliyay sida Safaarada ay u garab istaagtay ayaa\u00a0 waxaa Garoonka diyaradaha ee magalada Hyderabad dadkaasi ku sogootiyay Safiir ku xigeen ahna lataliyaha Safaradda Salim Cabdullahi Qalinle iyo diblamaasiyiin kale.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindya Fadumo Cabdullahi Insaaniya ayaa\u00a0 dhawanahaanba ku hawlaneed sidii markale muwaadiniinta Soomaaliyeed \u00a0ee ku xaniban halkaasi dib dalka logu celin lahaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muadisho:(SONNA)-Safaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa markii labaad ufududeesay muwaadiniin Soomaaliyeed oo gudaha dalka Hindiya ku xayirnaa tan iyo markii\u00a0 xuduudaha dalkaasi loo xeray xanuunka Faafa ee Covid-19. Muwadiniin gaaraya 128 qof oo isugu jira Ragg iyo Dumar ayay Safaarada ku guleeysay maanta in dib dalka logu soo celiyo, iyaga oo gaari doona magaalooyinka Hargeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420447,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420619","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420620,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420619\/revisions\/420620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}