{"id":420612,"date":"2020-06-20T10:23:51","date_gmt":"2020-06-20T07:23:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420612"},"modified":"2020-06-20T10:23:51","modified_gmt":"2020-06-20T07:23:51","slug":"maamulka-dowladda-hoose-ee-dagmada-galkacyo-oo-bilaabay-dhismaha-waddadii-labaad-oo-laami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-dowladda-hoose-ee-dagmada-galkacyo-oo-bilaabay-dhismaha-waddadii-labaad-oo-laami-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka dowladda hoose ee dagmada Galkacyo oo bilaabay dhismaha waddadii labaad oo Laami ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha wadadii labaad oo Laami ah, taas oo qeyb ka ah Mashaariicda wadaaga ah ee xoojinta nabad galyada iyo is dhaxgalka Bulshada magaalada Galkacyo<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Mashruucan bilowga ah ee lagu dhisaayo wadadii labaad oo Laami ah ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka dagmada Galkacyo iyo xubno matalayay Bulshada magaalada ku dhaqan.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka dagmada Galkacyo C\/raxmaan Maxamed Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhismaha wadadaan ay qeyb ka tahay mahsaariicda lagu xoojinayo nabad galyadamagaalada, Isla markaana ay si wadajir ah u fulinayaan maamulada dowladda hoose ee Galkacyo ee Galmudug iyo Puntland\u00a0 oo gacan ka helaya Hay\u2019adda SSF.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka ayaa sidoo kale xusay in dhimaha wadadaan ay wax weyn ka badali doonto bilicda iyo ganacsiga ka jira magaalada Galkacyo<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha wadadii labaad oo Laami ah, taas oo qeyb ka ah Mashaariicda wadaaga ah ee xoojinta nabad galyada iyo is dhaxgalka Bulshada magaalada Galkacyo Mashruucan bilowga ah ee lagu dhisaayo wadadii labaad oo Laami ah ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka dagmada Galkacyo iyo xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420614,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420612\/revisions\/420614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}