{"id":420551,"date":"2020-06-18T17:49:56","date_gmt":"2020-06-18T14:49:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420551"},"modified":"2020-06-18T17:57:51","modified_gmt":"2020-06-18T14:57:51","slug":"xuska-maalinta-istaatistikada-qaranka-oo-lagu-qabtay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xuska-maalinta-istaatistikada-qaranka-oo-lagu-qabtay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Xuska Maalinta Istaatistikada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha\u00a0 Wasaaradaha Qorsheynta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Maalinta Istaatistikada Qaranka oo ku maanta beeggan.<\/p>\n<p>Maalin Taarikhi u leh Bahda Xoggaha iyo Tirakoobka Qaranka oo 18 kii Juun 1970 markii ugu horeysey\u00a0 oo\u00a0 la Ansixsiyay Xeerka\u00a0 Istaatiskada Soomaaliyeed\u00a0 ayaa dib loo howl-galiyay xarunteeda.<\/p>\n<p>50 sano kaddib ayaa maanta loo dabagaal daggayaa\u00a0 maalinta weyn Qaran jabkii\u00a0 kaddib, Munaasabd lagu xusyay\u00a0 oo ay ka qeybgaleen\u00a0 Madaxda Sare ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mas\u2019uulyiin ka tirsan Hay\u2019adda Dowladda, kuwaasi oo uga qeybgalay Muuqal Araga Internet-ka iyo Xarunta dhaxe Wasaaradda haatan ay ku howlgasho.<\/p>\n<p>10-kii sano ugu dambeeyay ayaa lagu guuleystay, dib u unkidda Agaasinka Istaatiskada Qaranka oo hoos timaado, Wasaaradda, Diyaarinta Xeerka Hay\u2019adda oo ah mid rasmi ah oo dhameystiran wax walbo oo tiirar ah, sidoo\u00a0 kale waxa ay ku guuleysteen sahamo iyo xog arruurin muhiim u ah dalkeena.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Istaatiskada Qaranka iyo xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka\u00a0 oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka tilmaamay in ahmiyad weyn ugu fadhido maanta oo kale shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maanta hay\u2019adda Istaatiska Qaranka ay meel wanagasan soo gaartay, loona baahan yahay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dadaallka dhaxagalka u ah Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana waxa uu hambalyo diirran u diray Shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaradaha Qosheynta Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed\u00a0 maalinta Qiimaha badan ee loo asteeyay Maalinta tirikoobka Qaranka.<\/p>\n<p>Xeerka Istaatiska oo muhiimad u lahaa dalka ayaa horseedi doona in la helo hay\u2019ad madax banaan oo hoos tagto Wasaaradda Qorsheynta oo soo saarto, Xoggaha Dhaqaalaha, Isbadalka sicirka suuqyada Wadanka iyo Tirikoobka Dadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420552\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/QOrsheynta.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/QOrsheynta.jpg 714w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/QOrsheynta-300x229.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420553\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir-2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir-2-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420554\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiir-Jamaal.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiir-Jamaal.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiir-Jamaal-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiir-Jamaal-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420555\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiirka-Qprsheynta.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiirka-Qprsheynta.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiirka-Qprsheynta-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Wasiirka-Qprsheynta-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha\u00a0 Wasaaradaha Qorsheynta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Maalinta Istaatistikada Qaranka oo ku maanta beeggan. Maalin Taarikhi u leh Bahda Xoggaha iyo Tirakoobka Qaranka oo 18 kii Juun 1970 markii ugu horeysey\u00a0 oo\u00a0 la Ansixsiyay Xeerka\u00a0 Istaatiskada Soomaaliyeed\u00a0 ayaa dib loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420552,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420551\/revisions\/420556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}