{"id":420543,"date":"2020-06-18T15:30:19","date_gmt":"2020-06-18T12:30:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420543"},"modified":"2020-06-18T15:30:19","modified_gmt":"2020-06-18T12:30:19","slug":"qarax-ay-dad-rayida-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-ay-dad-rayida-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax ay dad rayida ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-3 ruux oo rayida ayaa ku dhimatay halka 3 kale ay ku dhaawacantay maanta oo Khamiis ah qarax miino oo ka dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta, Ismaciil Mukhtar Cumar ayaa u sheegay SONNA in Al-Shabaab ay bartilmaameeysteen dad rayida oo aan waxba galabsan oo saarna moota Bajaaj.<\/p>\n<p>&#8220;Qaraxa waxa uu dilay haweenay iyo cunugeeda oo mooto saaran iyo qof wadada marayey halka 3 ruux kale ay dhaawacmeen, waxaa meesha maray gaadiid nooca ciidanka ah ilbiriqsiyo ka hor qaraxa&#8221;, Mr. Mukhtar ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa cambaareeyey qaraxa isagoo adeegsaday erayada uga adag,waxa uu intaasi ku daray in aan la dhalaysan fariimaha amni ee la xiriir bed-qabka waddooyinka la adeegsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-3 ruux oo rayida ayaa ku dhimatay halka 3 kale ay ku dhaawacantay maanta oo Khamiis ah qarax miino oo ka dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir. Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta, Ismaciil Mukhtar Cumar ayaa u sheegay SONNA in Al-Shabaab ay bartilmaameeysteen dad rayida oo aan waxba galabsan oo saarna moota Bajaaj. &#8220;Qaraxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420543","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420545,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420543\/revisions\/420545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}