{"id":420535,"date":"2020-06-18T14:52:43","date_gmt":"2020-06-18T11:52:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420535"},"modified":"2020-06-18T14:52:43","modified_gmt":"2020-06-18T11:52:43","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-la-kulmay-madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-la-kulmay-madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane <a href=\"https:\/\/twitter.com\/HassanAKhaire\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">Xasan Cali Khayre<\/a>, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/twitter.com\/IsmailOguelleh\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">Ismaaciil Cumar Geelle.<\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay gogosha uu u fidiyay Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland iyo dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixiyay in wadahadallada ay guul ku soo dhamaadaan.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo madaxweyne Geelle ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga dhaqaalaha iyo istaraatiijiyadda labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane\u00a0Ismaaciil Cumar Geelle. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay gogosha uu u fidiyay Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland iyo dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixiyay in wadahadallada ay guul ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420536,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420535","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420535"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420535\/revisions\/420537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}