{"id":420532,"date":"2020-06-18T15:10:19","date_gmt":"2020-06-18T12:10:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420532"},"modified":"2020-06-18T15:10:19","modified_gmt":"2020-06-18T12:10:19","slug":"r-wasaare-kheyre-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridii-ku-timid-marxuum-maxamed-baashe-xaaji-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-kheyre-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridii-ku-timid-marxuum-maxamed-baashe-xaaji-xasan\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Kheyre oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan ."},"content":{"rendered":"<p>R\/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali \u00a0Khayre ayaa dhambaal tacsi ah u diray ummadda Soomaaliyeed,gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee Maxamed Baashe Xaaji Xasan .<\/p>\n<p>R\/Wasaare Kheyre, Waxa uu marxuumka Alle uga baryay inuu Jannadii ka waraabiyo,eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan.<\/p>\n<p>Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan,Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo qoraa qeyb weyn ka qaatay keydinta taariikhda ummaaddeena.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali \u00a0Khayre ayaa dhambaal tacsi ah u diray ummadda Soomaaliyeed,gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee Maxamed Baashe Xaaji Xasan . R\/Wasaare Kheyre, Waxa uu marxuumka Alle uga baryay inuu Jannadii ka waraabiyo,eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan. Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan,Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420540,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420532","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420532\/revisions\/420541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}