{"id":420531,"date":"2020-06-18T14:46:20","date_gmt":"2020-06-18T11:46:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420531"},"modified":"2020-06-18T14:46:20","modified_gmt":"2020-06-18T11:46:20","slug":"taliska-boliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigeen-xubno-ka-tirsan-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-boliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigeen-xubno-ka-tirsan-alshabaab\/","title":{"rendered":"Taliska Boliiska Soomaaliya oo\u00a0 gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho:(SONNA-Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal \u00a0maalmihii ugu dambeyay ay sameeyeen ciidamada boliiska ee ka howlgala magaalada Muqdisho.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay howlgal ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen degmada Dharkenley in ay gacanta kusoo dhigeen xubno ka tirsan maleeyshiyada Alshabaab su\u2019aalana lagu weydiinayo xarunta dembi baarista CID-da.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Afhayeenka ciidanka Boliiska ayaa sheegay 15-kii bishaa in xaafadda Dabakaayo-madow ee degmada Dharkeyley lagu qabtay nin magaciisa \u00a0ku sheegay Xasan C\/llaahi Salaad oo ka tirsanaa amniyaadka Alshabaab dillal-na ka geystay degmada,isaga la shaqeynayay sida uu yiri Studi-yaha Cajaladaha Filimaanta iyo Heesaha lagu kireeyo laguna ciyaaro Jaask.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA-Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal \u00a0maalmihii ugu dambeyay ay sameeyeen ciidamada boliiska ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay howlgal ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen degmada Dharkenley in ay gacanta kusoo dhigeen xubno ka tirsan maleeyshiyada Alshabaab su\u2019aalana lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420533,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420531","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420534,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420531\/revisions\/420534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}