{"id":420528,"date":"2020-06-18T14:39:52","date_gmt":"2020-06-18T11:39:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420528"},"modified":"2020-06-18T14:39:52","modified_gmt":"2020-06-18T11:39:52","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-yugandha-oo-fududeysay-in-dib-loo-soo-celiyo-muwaadiniin-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-yugandha-oo-fududeysay-in-dib-loo-soo-celiyo-muwaadiniin-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Yugandha oo fududeysay in dib loo soo celiyo muwaadiniin Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muwaadiniyiinta oo tiradooda gaareysay 133 qof ayaa waaxaa maanta mar kale dib loogu celiyay Magaalada Muqdisho,iyagoo ku go\u2019doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Dadka maanta soo laabtay, ayaa iskugu jiray arday wax ka baraneysay jaamacadaha kala duwan ee ku yaala dalkan Uganda, iyo dadyow kale oo dalkan siyaabo kala duwan u joogay, sidoo kale Safaaradda Soomaaliya ee dalkan Uganda oo mar walba u taagan ka warqabka Muwaadiniyiinta \u00a0Soomaaliyeed ee halkan ku nool ayaa gacan weyn ka geystay dib u celinta dadkan.<\/p>\n<p>Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) oo ku sugnaa gudaha garoonka ayaa muwaadiniyiinta ka saacidayay wax walba oo aay u baahanyahiin asigona qof walba mid mid u weydinayay haddii ay jirto cabasho ama wax u baahan yahay in laga caawiyo.<\/p>\n<p>Tida guud Muwaadiniyiinta Soomaaliyeed ee ku xayirneed dalka Uganda ee ilaa iyo hadda Safaaradda \u00a0Soomaaliya ee Uganda dalkii dib ugu soo celisay ayaa ah 217 qof iyadoo sido kale Safaaradda ay wado dadaalo dib looga celinayo Muwaadiniinta Uganda ku xayiran<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muwaadiniyiinta oo tiradooda gaareysay 133 qof ayaa waaxaa maanta mar kale dib loogu celiyay Magaalada Muqdisho,iyagoo ku go\u2019doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah ee Coronavirus. Dadka maanta soo laabtay, ayaa iskugu jiray arday wax ka baraneysay jaamacadaha kala duwan ee ku yaala dalkan Uganda, iyo dadyow kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420529,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420528","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420530,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420528\/revisions\/420530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}