{"id":420525,"date":"2020-06-18T14:09:02","date_gmt":"2020-06-18T11:09:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420525"},"modified":"2020-06-18T14:09:55","modified_gmt":"2020-06-18T11:09:55","slug":"wafdi-ka-socda-qadar-oo-xarigga-ka-jaray-mashaariic-horumarineed-oo-laga-hirgaliyay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socda-qadar-oo-xarigga-ka-jaray-mashaariic-horumarineed-oo-laga-hirgaliyay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Qadar oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed\u00a0 oo laga hirgaliyay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa manta xarigga ja jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay \u00a0magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dawlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Safiirka iyo madaxweyne ku xigeenka ayaa xariga ka jaray mashaariic hormarineed oo loogu talagalay caruurta agoonta ah ee ku nool jubbaland,waxaana\u00a0 gudaha xarunta lagu qabtay munaasabad kooban oo lagu daahfurayay mashariicdaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Maxamed islaam ayaa uga mahadceliyay dowlada qatar mashaariic hormarineed ee ay ka wado Soomaaliya,waxaana mashaaricda maanta ay xariga jareen \u00a0kamid tahay mashruuc loogu talagalay caruurta agoonta.<\/p>\n<p>wafdiga safiirka waxaa ay kulan la qaateen madaxweynaha dowlad goboleedka Jubland\u00a0 Axmed Maxamed islaam \u00a0(Axmed Madoobe) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada waxaana markii uu kulanka soo dhamaaday saxaafada la hadlay safiirka dowlada khadar u fadhiya Soomoaliya Xasan Xamza waxaana uu sheegay in si wadayaan taageerada dadka danyarta iyo adeegyada arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa manta xarigga ja jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay \u00a0magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dawlad goboleedka Jubbaland. Safiirka iyo madaxweyne ku xigeenka ayaa xariga ka jaray mashaariic hormarineed oo loogu talagalay caruurta agoonta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420527,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420525","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420526,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420525\/revisions\/420526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}