{"id":420490,"date":"2020-06-18T09:37:53","date_gmt":"2020-06-18T06:37:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420490"},"modified":"2020-06-18T09:44:38","modified_gmt":"2020-06-18T06:44:38","slug":"dowladda-faderaalka-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-heshiis-ku-gaaray-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-heshiis-ku-gaaray-jabuuti\/","title":{"rendered":"Dowladda Faderaalka Soomaaliya  iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Jabuuti"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<p><span style=\"font-size: 16px;\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-<\/span><\/span><span style=\"font-size: 16px;\">Guddiyada farsamo ee Soomaaliya iyo Soomaaliland oo maalmahaan ku shirayey Dalka JAbuuti ayaa gabagabadii soo saaray heshiis ka kooban dhowr qodob oo muhiim u ah labada dhinac.<\/span><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa faahfaahiyay qodobada lagu heshiiyey oo kala ahaa:-<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>1 \u2013 Sidii loo sii wadi lahaa shirarka mustaqbalka, si qurux badan oo hadaf xanbaarsan<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_821\">\n<div id=\"vi_3333420_821\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CKGI_pjTiuoCFXvIuwgdJJECHg\">2 \u2013 Sidii dib loogu dhisi lahaa kalsoonidii labada dhinac.<\/div>\n<div data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CKGI_pjTiuoCFXvIuwgdJJECHg\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>3 \u2013 Sidii loo meel marin lahaa qodobadii lagu heshiiyey shirarkii hore ee aan la hirgelin sida kaalmooyinka Dhaqaale ee Caalamiga ah iyo Gargaarada Bani\u2019aadannimo, waxaana qodobkaasi loo saaray guddi, kuwaasi oo shiri doona muddo shan iyo toban cisho (15) kadib ah, kuna shiri doona Jabuuti.<\/p>\n<p>4 \u2013 Waxaa ay labada dhincba soo saareen guddi ka wada xaajoon doona Arrimaha Hawada, kuwaasi oo muddo shan iyo toban cisho gudahood ah ku shiri doona Jabuuti.<\/p>\n<p>5 \u2013 Waxaa ay labada dhinacba soo saareen guddi saddexaad oo ka wada shaqayn doona Arrimaha nabad-gelyada.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la magacaabay guddiga guud ee farsamado ee wada-hadallada oo heer wasiiro ah, waxaynaa 45-cisho ka dib ku kulmi doonaan Jabuuti si u qiimeeyaan wax qabadka guddi hoosaadyada.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka waxaa heshiiska u saxiixay wasiirka arrimaha gudahga Cabdi Maxamed Sabriye, halka Somaliland uu u saxiixay Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ugu magacaaban wasiirka arrimaha dibedda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddiyada farsamo ee Soomaaliya iyo Soomaaliland oo maalmahaan ku shirayey Dalka JAbuuti ayaa gabagabadii soo saaray heshiis ka kooban dhowr qodob oo muhiim u ah labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa faahfaahiyay qodobada lagu heshiiyey oo kala ahaa:- 1 \u2013 Sidii loo sii wadi lahaa shirarka mustaqbalka, si qurux badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420491,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420490","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420490"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420495,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420490\/revisions\/420495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}