{"id":420451,"date":"2020-06-17T18:31:16","date_gmt":"2020-06-17T15:31:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420451"},"modified":"2020-06-17T18:31:16","modified_gmt":"2020-06-17T15:31:16","slug":"kulan-looga-hadlayay-horumarinta-jaamacadda-ummadda-faraceeda-galmudug-oo-lagu-qabtay-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlayay-horumarinta-jaamacadda-ummadda-faraceeda-galmudug-oo-lagu-qabtay-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulan uu soo qaban qaabiyay\u00a0 Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo looga hadlayay horumarinta Jaamacadda si loo kabo baahiyaha jira ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana sidoo kale kulanka qayb ka ahaa waalidiin, Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Ganacsato iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n<p>Agaasimaha Jaamacadda Umadda faraceeda Galmudug Maxamuud Dirir ayaa sheegay inay jirto baahi loo qabo helidda fasalo cusub, si sanad tacliimeedka soo socda\u00a0 ay awood u yeelato Jamacaddu qaadashada arday cusub, waxaana hadda si isxilqaan ah loo wadaa\u00a0 dhismaha Maktabadda Jaamacadda.<\/p>\n<p>Agaasime Maxamuud ayaa Maamulka Galmudug iyo Dawlada Federaalka waxaa uu la wadaagay baahiyaha ka haysta dhinaca horumrainta, isagoo u mahadceliyay shacabka degaanka oo is xilqaan ku dhisay Jaamacdda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Ardayda iyo waalidiinta ay ilmahooda ku waxbartaan Jaamacadda iyo ka qayb galayaashii kulanka ayaa dhankooda xusay waxtarka iyo ahmiyadda ay u leedahay Jaamacadda deegaanka.<\/p>\n<p>Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Caabudwaaq Muuse Maxamed Axmed Muuse Inji iyo Xildhibaan Fardawsa Yuusuf Ciid oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada Horumarinta Dhismaha Jaamacadda<\/p>\n<p>Gaba gabadii ayaa Wasiirka Wasaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye (Makaawi) waxa uu\u00a0 xoojiyay baaqa ay ku dalbanayaan maamulka Jaamacadda in lagu siiyo gacan Horumarinta lagu sameynayo Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulan uu soo qaban qaabiyay\u00a0 Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo looga hadlayay horumarinta Jaamacadda si loo kabo baahiyaha jira ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana sidoo kale kulanka qayb ka ahaa waalidiin, Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Ganacsato iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420452,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420451","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420453,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420451\/revisions\/420453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}