{"id":420404,"date":"2020-06-17T15:04:49","date_gmt":"2020-06-17T12:04:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420404"},"modified":"2020-06-17T15:08:04","modified_gmt":"2020-06-17T12:08:04","slug":"dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-dib-u-dhigtay-furitaanka-duulimaadyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-faderaalka-soomaaliya-oo-dib-u-dhigtay-furitaanka-duulimaadyada\/","title":{"rendered":"Dowladda faderaalka Soomaaliya oo dib u dhigtay furitaanka duulimaadyada gudaha dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)<strong>\u2013<\/strong>\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib u dhigtay furitaanka duulimaadyadii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane \u00a0Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo wareysi siiyey warbaahinta \u00a0Qaranka ayaa sheegay inay dowladda go\u2019aan ku gaartay inaan hadda la furin duulimaadyadii gudaha iyo Debadda.<\/p>\n<p>Sababta ayuu wasiirka ku sheegay inay ka fogaanayaan halista cudurka COVID-19 oo \u00a0cabsi \u00a0weyn laga qabo \u00a0Soomaaliya in uu ku soo labakacleeyo.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo laga taxadarayo in cudurka COVID19 oo maraya marxalado kala duwan waddanka gudihiisa in dib loogu soo celsho meel uu ka yaraaday ama la geeyo meel illaa hadda\u00a0 uusan gaarin ayaa dib loo yara dhigay furitaanka duulimaadyada gudaha\u201d ayuu yiri Wasiir Omaar.<\/p>\n<p>Xayiraadda la saaray duulimaadyada gudaha Soomaaliya ayaa ku ekeyd 8-da bishan June.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)\u2013\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib u dhigtay furitaanka duulimaadyadii Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane \u00a0Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo wareysi siiyey warbaahinta \u00a0Qaranka ayaa sheegay inay dowladda go\u2019aan ku gaartay inaan hadda la furin duulimaadyadii gudaha iyo Debadda. Sababta ayuu wasiirka ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420405,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420404","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420404"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420404\/revisions\/420408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}