{"id":420392,"date":"2020-06-17T12:28:29","date_gmt":"2020-06-17T09:28:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420392"},"modified":"2020-06-17T13:58:03","modified_gmt":"2020-06-17T10:58:03","slug":"maamulka-iyo-shacabka-gaalkacyo-oo-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-ku-amaanay-joojinta-colaadi-ka-taagneeyd-mudo-dheere-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-iyo-shacabka-gaalkacyo-oo-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-ku-amaanay-joojinta-colaadi-ka-taagneeyd-mudo-dheere-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Maamulka Galkacyo  oo Ciidanka Xoogga dalka  ku amaanay joojinta colaadi ka taagneeyd halkaas"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Masuuliyiinta maamulka degmada Galkacyo iyo qeybaha bulshada ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed taas oo ku aadan 60 sano guuradii kasoo wareegtay aas aaskii ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha dagmada Galkacyo xirsi\u00a0 Yuusuf barre ayaa hambalyada ka sokoow sheegay in shacabka Galkacyo ay \u00a0xussus Gaara ku leeyihiin Ciidanka\u00a0 xoogga Dalka maadaama ay kaalin muhiim ah ka qaateen amniga iyo nabad galyada ka jirta Galkacyo tan iyo wixii ka danbeeyay 26\/12\/2018 xiligiis oo ku beegneyd markii ururka xasilinta Gobalka mudug ee (C.X.D) -ay doorka weyn ka qaateen joojinta colaad\u00a0 xiligaas ka jiray magaalada Galkacyo .<\/p>\n<p>Sidookale\u00a0 maamulka iyo bulshada Gobalka Mudug ayaa xusay in ciidanka xoogga dalka ay ahaayeen kuwii ku guuleeystay joojinta dagaal beeleedyo bishii December ee dabayaaqadii sanadkii 2019 ka dhacay deegaanada\u00a0 Afbarwaaqo.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa ah udub dhaxaadka amniga iyo nabad galyada ka jirta Gobalka mudug maadaama ay kaalin aan qarsooneeyn ka qaateen arimaha dib u heshiisiinta beelo ay colaadi ka dhaxeeysay sanado fara badan.<\/p>\n<p>Wariye Cabdirisaaq Maxamed Axmed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Masuuliyiinta maamulka degmada Galkacyo iyo qeybaha bulshada ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed taas oo ku aadan 60 sano guuradii kasoo wareegtay aas aaskii ciidanka xoogga dalka. Gudoomiyaha dagmada Galkacyo xirsi\u00a0 Yuusuf barre ayaa hambalyada ka sokoow sheegay in shacabka Galkacyo ay \u00a0xussus Gaara ku leeyihiin Ciidanka\u00a0 xoogga Dalka maadaama ay kaalin muhiim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420399,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420392","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420392"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420402,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420392\/revisions\/420402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}