{"id":420378,"date":"2020-06-16T22:57:48","date_gmt":"2020-06-16T19:57:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420378"},"modified":"2020-06-16T22:57:48","modified_gmt":"2020-06-16T19:57:48","slug":"guddoomiyahah-golaha-shacabka-oo-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-danjire-ciise-dheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyahah-golaha-shacabka-oo-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-danjire-ciise-dheere\/","title":{"rendered":"Guddoomiyahah golaha shacabka oo oo ka tacsiyadeeyay geerida danjire Ciise Dheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Marxuum Danjire Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo ahaa Diblomaasi rug cadaa ah oo geeriyooday.<\/p>\n<p>\u201cRabi naxriistii jano haka waraabiyo Danjire Ciise Dheere waxa uu ahaa diblomaasi waqti Badan usooo huray u shaqeynta Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.,,Waxaan rabi uga baryayaa Inuu naxriistiisa jano waraabiyo\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska iyo ehelada marxuumka u rajeeyay Inuu samir iyo imaan ka siiyo.<\/p>\n<p>AUN\u00a0 Danjire Ciise Dheere ayaa ahaa diblumaas\u00a0 ku dhawaad 50 sanno ku dhexejiray\u00a0 Arrimaha diblamaasiyadda sigaar ah arrimaha carabta, isaga oo dowladdii dhexe ee Dalka kasoo noqday safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ciraaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Marxuum Danjire Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo ahaa Diblomaasi rug cadaa ah oo geeriyooday. \u201cRabi naxriistii jano haka waraabiyo Danjire Ciise Dheere waxa uu ahaa diblomaasi waqti Badan usooo huray u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420379,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420378\/revisions\/420379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}