{"id":420374,"date":"2020-06-16T19:13:42","date_gmt":"2020-06-16T16:13:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420374"},"modified":"2020-06-16T19:13:42","modified_gmt":"2020-06-16T16:13:42","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-ka-warbixisay-kiisaskii-ugu-dambeeyey-ee-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-ka-warbixisay-kiisaskii-ugu-dambeeyey-ee-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka Warbixisay Kiisaskii ugu dambeeyey ee COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 27 qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 649.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 16 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Somaliland 15, iyo Koonfur Galbeed 1 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2,658.<\/p>\n<p>Bukaannada cusub 11 kamid ah waa rag, 5-na waa haween. 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 88 qof.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420375\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/ooooo.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/ooooo.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/ooooo-300x146.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/ooooo-768x374.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/ooooo-1024x499.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 27 qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 649. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418833,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420374","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420374"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420376,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420374\/revisions\/420376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}