{"id":420363,"date":"2020-06-16T15:44:55","date_gmt":"2020-06-16T12:44:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420363"},"modified":"2020-06-16T19:02:11","modified_gmt":"2020-06-16T16:02:11","slug":"mdaxweynaha-laftagareen-oo-saraakiisha-guutada-9-aad-kala-hadlay-howlgallo-dib-u-xoreyn-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mdaxweynaha-laftagareen-oo-saraakiisha-guutada-9-aad-kala-hadlay-howlgallo-dib-u-xoreyn-ah\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo saraakiisha guutada 9-aad kala hadlay howlgallo dib u xoreyn ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ciribtirka malleeshiyada Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey saraakiisha\u00a0 guutada sagaalad ee taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,iyadoo ay ka qeybgaleen taliyaha qeybta 60-aad iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Gaashaanle Muqtaar Maxmed Cabdulahi\u00a0 (Geesey) taliyaha guutada sagaalad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegey in kulanka ay madaxweynaha la qaateen uu ahaa mid is xog wareysi ah.<\/p>\n<p>&#8216;Madaxweynuhu uu aad u daneynayay,howlaha ciidamada,isagoo si weyn noogu guubaabiyay sidii kooxaha nabad-diidka ah looga dulqaadi lahaa shacabka reer KG oo in muddo ahba \u00a0dhibaato ku qabay kooxahaas ,waxaanu sidoo kale uu innoo ballan qaaday wax badan oo lagu horumarinayo guutada&#8217;. Ayuu yiri gaashaanle Muqtaar Geesey.<\/p>\n<p>Sidoo kale Muqtaar Geesey ayaa Sheegey in madaxweynaha KG. Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen\u00a0 ay isla soo qaadeen sidii loo soo dhameystiri lahaa qorshayaasha horumarineed ee loogu talogalay dadka ku dhaqan deegaannada laga xoreeyay kooxaha nabad-diidka ah<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxaa uu umahad celiyay taliyuhu qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka bakool,isagoo xusay iney yihiin shacab dulqaad badan\u2019 misana ciidamada kala shaqeeya sidii guud ahaan degaannada KG loogu soo dabbaali lahaa nabadgelyo waarta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ciribtirka malleeshiyada Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey saraakiisha\u00a0 guutada sagaalad ee taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,iyadoo ay ka qeybgaleen taliyaha qeybta 60-aad iyo saraakiil kale. Gaashaanle Muqtaar Maxmed Cabdulahi\u00a0 (Geesey) taliyaha guutada sagaalad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420369,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420363","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420363"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420372,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420363\/revisions\/420372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}