{"id":420349,"date":"2020-06-16T11:04:47","date_gmt":"2020-06-16T08:04:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420349"},"modified":"2020-06-16T11:07:58","modified_gmt":"2020-06-16T08:07:58","slug":"safiirkii-hore-soomaaliya-ee-dalka-ciraaq-oo-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirkii-hore-soomaaliya-ee-dalka-ciraaq-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Safiirkii hore Soomaaliya ee dalka Ciraaq oo Muqdisho ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa saaka Muqdisho ku geeriyooday Amb. Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa (Ciise Dheere), kaas\u00a0 oo ahaa diblumaasi ka tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Marxuumka oo maalmihii dambe ku xanuunsanaa magalada Muqdisho \u00a0ayaa saaka geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa.<\/p>\n<p>Ma shaacin ehelladu nooca xanuunka ee uu u geeriyooday maxruum Amb. Ciise Cali Maxamed oo la soo shaqeeyey dowladdii dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa geeridiisa ka tacsiyeeyey mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah \u00a0Soomaaliya iyo kuwa horey xilal uga soo qabtay dalka, iyaga oo Alle uga baryey inuu ka waraabiyo Jannatul \u00a0Firdowso.<\/p>\n<p>AUN\u00a0 Amb. Ciise Dheere ayaa ahaa diblumaas\u00a0 ku dhawaad 50 sanno ku dhexejiray\u00a0 diblamaasiyadda sigaar ah arrimaha carabta, isaga oo dowladdii dhexe noqday safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa saaka Muqdisho ku geeriyooday Amb. Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa (Ciise Dheere), kaas\u00a0 oo ahaa diblumaasi ka tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya. Marxuumka oo maalmihii dambe ku xanuunsanaa magalada Muqdisho \u00a0ayaa saaka geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa. Ma shaacin ehelladu nooca xanuunka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420351,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420349","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420349"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420354,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420349\/revisions\/420354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}