{"id":420340,"date":"2020-06-16T10:07:42","date_gmt":"2020-06-16T07:07:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420340"},"modified":"2020-06-16T10:23:38","modified_gmt":"2020-06-16T07:23:38","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-caafimaadka-gm-oo-xariga-ka-jaray-xarunta-karantiilka-covid19-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-caafimaadka-gm-oo-xariga-ka-jaray-xarunta-karantiilka-covid19-galkacyo\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka GM oo xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo taliyaha Booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo.<\/p>\n<p>Hadal kooban oo halkaas uu ka jeediyey Wasiirka ayuu ugu mahadceliyey hay\u2019ada IMC oo kaalin weyn ka qaadatay diyaarinta xaruntaan Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada Galmudug inay taxadaraaan Ayna u hogaansamaan tilmaamaha Caafimaadka ee ay bixinayaan dhaqaatiirtu.<\/p>\n<p>Xarunta waxaa lagu diyaariyey sariiro oxygen iyo agabka lagula tacaalo Covid19 waxaana sidoo kale diyaar ku ah shaqaale u diyaarsan inay la tacaalaan bukaanada usoo rito Covid19.<\/p>\n<header class=\"td-post-title\">\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo taliyaha Booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo. Hadal kooban oo halkaas uu ka jeediyey Wasiirka ayuu ugu mahadceliyey hay\u2019ada IMC oo kaalin weyn ka qaadatay diyaarinta xaruntaan Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada Galmudug inay taxadaraaan Ayna u hogaansamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420341,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420340","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420340"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420348,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420340\/revisions\/420348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}