{"id":420174,"date":"2020-06-13T10:38:43","date_gmt":"2020-06-13T07:38:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420174"},"modified":"2020-06-13T10:55:34","modified_gmt":"2020-06-13T07:55:34","slug":"hayada-caafimaadka-aduunka-oo-ka-walaacsan-xaalada-covid-19-ee-ka-jira-koonfur-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayada-caafimaadka-aduunka-oo-ka-walaacsan-xaalada-covid-19-ee-ka-jira-koonfur-afrika\/","title":{"rendered":"Hay\u2019ada caafimaadka aduunka oo ka walaacsan xaalada Covid-19 ee ka jira Koonfur Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-War qoraal ah oo ay soo saartay hay\u2019ada caafimaadka aduunka ayaa lagu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka jirto xaalad aan la dhayalsan\u00a0 Karin kadib markii ay sii kordheen kiisaska Corona Virus.Sida la xaqiijiyay gobolada kala duwan ee dalkaasi waxa maalintii shalay laga diiwaangeliyay 3,359 Xaaladood oo Covid-19.Sidokale Warbixin\u00a0 ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Koonfur Afrika ayaa lagu sheegay in guud ahaan dalka laga diwaangaliyay in ka badan 61,9270 xaaladood, tiridaasi oo ka dhigeysa in xaaladahii ugu badnaa ee laga helo wadamada Afrika.Ku dhawaad \u200b\u200bsaddex-meelood laba meelood kiisaska Koonfur Afrika waxay ku sugan yihiin gobolka Galbeedka Cape oo xuddun u ah magaalada Cape Town.<\/p>\n<p>Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee \u00a0qaarada Afrika ayaa dhawaan sheegay in dalka Koonfur Afrika uu ku socda Wadadii ay mareen wadamada Yurub iyo Mareykanka, waxayna ku baaqeen in gurmad deg deg ah loo sameeyo Koonfur Afrika.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-War qoraal ah oo ay soo saartay hay\u2019ada caafimaadka aduunka ayaa lagu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka jirto xaalad aan la dhayalsan\u00a0 Karin kadib markii ay sii kordheen kiisaska Corona Virus.Sida la xaqiijiyay gobolada kala duwan ee dalkaasi waxa maalintii shalay laga diiwaangeliyay 3,359 Xaaladood oo Covid-19.Sidokale Warbixin\u00a0 ay soo saartay wasaaradda caafimaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420174"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420185,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420174\/revisions\/420185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}