{"id":420168,"date":"2020-06-12T13:43:44","date_gmt":"2020-06-12T10:43:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420168"},"modified":"2020-06-12T13:44:47","modified_gmt":"2020-06-12T10:44:47","slug":"madaxweynaha-k-galbeed-oo-xarigga-ka-jaray-xarunta-nabad-sugidda-ee-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-k-galbeed-oo-xarigga-ka-jaray-xarunta-nabad-sugidda-ee-xudur\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha K\/Galbeed oo xarigga ka jaray xarunta Nabad-sugidda ee Xudur"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta \u00a0xarigga ka jaray xarunta hay\u2019adda\u00a0 sirdoonka iyo nabad sugida ee degmada xuddur oo ka mid ah goobaha lagu \u00a0dhisay Barnaamijka\u00a0is-xilqaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kormeeray guud ahaan dhismaha ay ka koobantahay xarunta \u00a0\u00a0ha\u2019yada sirdoonka iyo nabad-sugida qaranka degmada xuddur \u00a0waxaana uu shacabka ku bogaadiyay dadaalka ay ku bixiyeen dib u dayac tirkaan xaruntaan muhiimka u ah degmada iyo guud ahaan amniga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bulshada ka codsanayaan inay kala shaqeeyaan sugida amniga iyagoo kaashanayo ciidamada sidoo kale waxaan xarumo kale ka furi doonaa dhammaan degmooyinka kale ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya\u201dAyuu ku daray Madaxweyne (Lafta-Gareen).<\/p>\n<p>Taliyaha Hay\u2019ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee koofur galbeed soomaaliya Cali Cabdulaahi Isaakh (Cali Gantaal) ayaa ka warbixiyey juhdiga ay geliyeen bulshada \u00a0xaruunta hay\u2019ada nabad sugida degmada xuddur.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta \u00a0xarigga ka jaray xarunta hay\u2019adda\u00a0 sirdoonka iyo nabad sugida ee degmada xuddur oo ka mid ah goobaha lagu \u00a0dhisay Barnaamijka\u00a0is-xilqaan. Madaxweynaha ayaa kormeeray guud ahaan dhismaha ay ka koobantahay xarunta \u00a0\u00a0ha\u2019yada sirdoonka iyo nabad-sugida qaranka degmada xuddur \u00a0waxaana uu shacabka ku bogaadiyay dadaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420169,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420168","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420168"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420171,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420168\/revisions\/420171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}