{"id":420155,"date":"2020-06-11T17:53:33","date_gmt":"2020-06-11T14:53:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420155"},"modified":"2020-06-11T17:53:33","modified_gmt":"2020-06-11T14:53:33","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-26-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-26-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 26 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen <strong>26<\/strong>\u00a0qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad\u00a0<strong>532<\/strong>.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay\u00a0<strong>61<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Somaliland\u00a0<strong>25,\u00a0<\/strong>Gobolka Benaadir\u00a0<strong>13<\/strong>, Galmudug\u00a0<strong>8<\/strong>,Koonfur Galbeed\u00a0<strong>8<\/strong>, Puntland\u00a0<strong>5<\/strong>, \u00a0iyo Jubbaland\u00a0<strong>2<\/strong>\u00a0qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa\u00a0<strong>2,513.<\/strong><\/p>\n<p>Bukaannada cusub\u00a0<strong>34<\/strong>\u00a0kamid ah waa rag,\u00a0<strong>27<\/strong>-na waa haween. 24-kii saac ee ugu dambeeyay hal bukaan ayaa\u00a0 u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa\u00a0<strong>85<\/strong>\u00a0qof.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay ku baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420156\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/MMMM.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/MMMM.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/MMMM-300x148.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/MMMM-768x379.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 26\u00a0qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad\u00a0532. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay\u00a061\u00a0xaalado cusub oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420155\/revisions\/420157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}