{"id":420130,"date":"2020-06-11T17:13:24","date_gmt":"2020-06-11T14:13:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420130"},"modified":"2020-06-11T17:13:24","modified_gmt":"2020-06-11T14:13:24","slug":"duqa-muqdisho-iyo-wasiirka-gashaandhiga-oo-kormeeray-xarunta-tababarka-turkisomsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-iyo-wasiirka-gashaandhiga-oo-kormeeray-xarunta-tababarka-turkisomsawirro\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Gashaandhiga oo kormeeray Xarunta tababarka Turkisom+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Amar-dambe) iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaliya ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidanka ee TurkSom ee duleedka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ayaana mid mid u kormeeray gudaha xarunta tababar ciidamada qalbka sida Soomaaliya ee Turkisom waxaana ay warbixin ka dhageysteen Saraakiisha xerada,waxaana ay uga mahadceliyeen dib usoo nooleynta awoodi ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo sidoo kale sida ay uga garab taaganyihiin qaranimada ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Safiirka dowladda Turkiga ee u fadhiya Soomaaliya Amb Mehmet Y\u0131lmaz oo qeyb- ka ahaan masuuliyiinta waxaana uu sheegay in dowladda turkiga ay ka go\u2019antahay garab istaaga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Turkiga waa ka go\u2019antahay taageerada joogtada ah oo ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waana sii wadi doonaa garab istaaga iyo dib udhiska Ciidamada qalabka sida \u201cayuu ku daray Danjire Mehmet Y\u0131lmaz.<\/p>\n<p>sidoo Wasiirka gashaandhiga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe) iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa kormeeray xarunta cusub oo ay dowladda Soomaaliya ugu talagashay in lagu tababaro ciidamada Qalabka sida \u2018si loo xoojiyo dhismaha ciidamada qaranka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirka gashaandhiga iyo Duqa Caasimada ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga garab istaagi dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliyeed iyo sida ay wali uga go\u2019antahay taageerada dhinacyada waxbarashada ,Caafimaadka iyo dib u dhiska Ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420131\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103422147_2598936853678391_4673106369615123354_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103422147_2598936853678391_4673106369615123354_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103422147_2598936853678391_4673106369615123354_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103422147_2598936853678391_4673106369615123354_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420132\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103546235_2598936830345060_7098421205242489496_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103546235_2598936830345060_7098421205242489496_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103546235_2598936830345060_7098421205242489496_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103546235_2598936830345060_7098421205242489496_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420133\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103697077_2598936897011720_8091296744280293459_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103697077_2598936897011720_8091296744280293459_n-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103697077_2598936897011720_8091296744280293459_n-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103697077_2598936897011720_8091296744280293459_n-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420134\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103706764_2598936963678380_867015218298138011_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103706764_2598936963678380_867015218298138011_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103706764_2598936963678380_867015218298138011_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103706764_2598936963678380_867015218298138011_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420135\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103725060_2598936983678378_5155603335824196126_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103725060_2598936983678378_5155603335824196126_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103725060_2598936983678378_5155603335824196126_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/103725060_2598936983678378_5155603335824196126_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-420136\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/104055932_2598936930345050_4987171873240193054_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/104055932_2598936930345050_4987171873240193054_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/104055932_2598936930345050_4987171873240193054_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/104055932_2598936930345050_4987171873240193054_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Amar-dambe) iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaliya ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidanka ee TurkSom ee duleedka Magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta ayaana mid mid u kormeeray gudaha xarunta tababar ciidamada qalbka sida Soomaaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420135,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420130","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420130\/revisions\/420137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}