{"id":420126,"date":"2020-06-11T17:08:11","date_gmt":"2020-06-11T14:08:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420126"},"modified":"2020-06-11T17:08:11","modified_gmt":"2020-06-11T14:08:11","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-kisii-wajahaya-xerada-tababarka-ciidanka-indha-qaris","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-kisii-wajahaya-xerada-tababarka-ciidanka-indha-qaris\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor Qoor oo kisii wajahaya xerada tababarka ciidanka (Indha-Qaris)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan ka ambabaxay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee uu maalmahaan ku sugnaa.<\/p>\n<p>Wafdiga madaxweynaha ayaa socdaalkoodu waxaa uu \u00a0ku wajahan yahay xerada tababarka ciidanka indha qaris oo ku taala duleedka Barri ee deegaanka docol oo qiyaas ahaan Bariga kaga beegan magaalada Galkacyo ,40 km.<\/p>\n<p>Socdaalka \u00a0madaxweyne (Qoor Qoor) iyo wafdigiisa\u00a0 ayaa ujeedkoodu\u00a0 yahay \u00a0kormeer \u00a0iyo qiimeyn ay ku sameeynayaan xerada (indha qaris) halkaas oo tababar looga furayo maleeshiyo beeleedyo ka mid ah kuwii dhawaan hubka iyo gaadiidka dagaal ku wareejiyay wasaarada Amniga Galmudug iyadoo maleeshiyaadka loo tababarayo in ay ka mid noqdaan Ciidamada daraawiishta Galmudug oo qorshahu yahay sidii loo dhisi lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan ka ambabaxay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee uu maalmahaan ku sugnaa. Wafdiga madaxweynaha ayaa socdaalkoodu waxaa uu \u00a0ku wajahan yahay xerada tababarka ciidanka indha qaris oo ku taala duleedka Barri ee deegaanka docol oo qiyaas ahaan Bariga kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420127,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420126","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420126"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420126\/revisions\/420129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}