{"id":420120,"date":"2020-06-11T15:13:52","date_gmt":"2020-06-11T12:13:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420120"},"modified":"2020-06-11T15:16:44","modified_gmt":"2020-06-11T12:16:44","slug":"maamulka-koofur-galbeed-oo-sheegay-in-bisha-julay-dib-loo-furayo-goobaha-waxbarasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-koofur-galbeed-oo-sheegay-in-bisha-julay-dib-loo-furayo-goobaha-waxbarasho\/","title":{"rendered":"Maamulka Koofur galbeed oo sheegay in bisha Julay dib loo furayo goobaha waxbarasho"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi \u00a0iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo dadka,gaar ahaan ardayda halkasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha\u00a0 ayaa\u00a0sheegay in Bisha July ee soo socota dib loo furi doono dugsiyada ku yaalla deegaanada Koonfur Galbeed,kuwaas oo loo xiray sababo la xiriira cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad-goboleedka \u00a0Koofur Galbeed waxa uu xusay in deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan degmada Xudur ay aad u liidato heerka wax barasho ,sidaa daraadeedna\u00a0 loo baahan yahay in la tayeeyo adeegyada dhanka waxbarashada ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi \u00a0iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo dadka,gaar ahaan ardayda halkasi. Madaxweynaha\u00a0 ayaa\u00a0sheegay in Bisha July [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420124,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420120","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420123,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420120\/revisions\/420123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}