{"id":420113,"date":"2020-06-11T12:30:12","date_gmt":"2020-06-11T09:30:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420113"},"modified":"2020-06-11T12:50:39","modified_gmt":"2020-06-11T09:50:39","slug":"safaaradda-soomaalida-ee-turkiga-oo-u-howlgashay-dib-u-soo-celinta-muwaadiniin-ku-socda-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-soomaalida-ee-turkiga-oo-u-howlgashay-dib-u-soo-celinta-muwaadiniin-ku-socda-hargeysa\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaalida ee Turkiga oo maanta dib u soo celisay muwaadiniin ku xayirnaa dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo ambabaxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Hargeysa,kuwaas oo gaaraya 94 ruux oo dalkaasi uu ku xayiray cudurka Covid 19.<\/p>\n<p>Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi \u00a0Ceydiid ayaa uga mahad celiyey dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay dib usoo guryo noqoshada muwaadiniintaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga ,mahadcelineynaa dhammaan dadkii ka qeyb-qaatay dib ucelinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka turkiga ,Gaar ahaan waxaa uu uga mahadcilyay dowladda Turkiga oo muwaadiniintaan u ogolaatay inay dalkooda ku laabtaan\u201dAyuu yiri Danijre Ceydiid.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hore dalkaasi turkiga uga soo daad gureysay muwaadiniin ku xanibnaa kuwaasi oo laba jeer laga soo dejiyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo ambabaxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Hargeysa,kuwaas oo gaaraya 94 ruux oo dalkaasi uu ku xayiray cudurka Covid 19. Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi \u00a0Ceydiid ayaa uga mahad celiyey dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay dib usoo guryo noqoshada muwaadiniintaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":420111,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420113"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420119,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420113\/revisions\/420119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}