{"id":420046,"date":"2020-06-09T17:59:57","date_gmt":"2020-06-09T14:59:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420046"},"modified":"2020-06-09T18:05:49","modified_gmt":"2020-06-09T15:05:49","slug":"wasiirka-arrmaha-dibadda-waxaa-soo-laabanaaya-kaalintii-soomaaliya-ku-laheyd-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrmaha-dibadda-waxaa-soo-laabanaaya-kaalintii-soomaaliya-ku-laheyd-dunida\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrmaha Dibadda: Waxaa soo laabanaaya kaalintii Soomaaliya ku laheyd Dunida"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kaalintii Soomaaliya ku lahayd dunida ay dib usoo laabaneyso.<\/p>\n<p>Wasiirka oo wareysi siinaayay TV-ga Al-carabi ayaa intaas ku daray in Soomaaliya oo xubin ka ah dhowr hay&#8217;adood oo caalami ah, kana qeybgasho shirarka caalamiga iyo hawlaha ururadaas, saameyn ballaarana ay ku leedahay shirarka caalamiga ah.<br \/>\nMudane Cawad ayaa sidoo kale sheegay in xiriirka dowladaa dersika la ah Soomaaliya uu aad u fiican yahay kana dhaxeeyo iskaashi dhanka dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga ah.<\/p>\n<p>Mar la waydiiyay heerka uu la egyahy xiriirka kala dhaxeeya dowladaha Qatar iyo Turkiga ayuu ku jawaabay.<\/p>\n<p>\u201c Xiriirka nagala dhaxeeya dowladda Turkiga waa mid istiraatiiji ah oo aad u wayn,waxayna naga taageerta dhincya badan sida dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda, sdioo kale xirirrika dowladda Qatar aan la leenahay waa mid sii ballaaranaya siina koraaya&#8221;.<\/p>\n<p>Wasiir Cawad wuxuu carrabka ku adkeeyay in siyaasadda Soomaaliya ku dhisan tahay dhex-dhexaadnimo iyo in xirirr wanaagsan ay Soomaaliya la yeealato dowladdaha caalamka oo idil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kaalintii Soomaaliya ku lahayd dunida ay dib usoo laabaneyso. Wasiirka oo wareysi siinaayay TV-ga Al-carabi ayaa intaas ku daray in Soomaaliya oo xubin ka ah dhowr hay&#8217;adood oo caalami ah, kana qeybgasho shirarka caalamiga iyo hawlaha ururadaas, saameyn ballaarana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420048,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420046"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420053,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420046\/revisions\/420053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}