{"id":420044,"date":"2020-06-09T17:27:41","date_gmt":"2020-06-09T14:27:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420044"},"modified":"2020-06-09T17:27:41","modified_gmt":"2020-06-09T14:27:41","slug":"wasaaradda-caafimaadka-iyo-daryeelka-bulshada-xfs-oo-diiwaan-gelisay-kiisas-cusub-oo-covid-19-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-iyo-daryeelka-bulshada-xfs-oo-diiwaan-gelisay-kiisas-cusub-oo-covid-19-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada XFS oo diiwaan gelisay kiisas cusub oo Covid-19 ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteedi maalinlaha aheyd ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah,kuwaas oo gaaraya 48 kiis.<\/p>\n<p>Kiisaska ayaa laga helay, \u00a0Gobolka Banaadir 19,Somaliland 17,Puntland 8, Galmudug 2 iyo Hirshabeelle oo 2 kiis laga diiwaan geliyay.<\/p>\n<p>Cudurka ayaa waxaa maanta ka bogsaday 19 ruux waxaana u dhintay 1 qof, taasoo tirada guud ee bogsashada ka dhigeysa 489 halka dhimashadu ay gaartay 85 ruux. Wadarta guud ee kiisaska dalka laga diiwaangeliyay tan iyo markii Covid-19 laga helay dalka ayaa waxey gaareysaa 2,416.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteedi maalinlaha aheyd ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah,kuwaas oo gaaraya 48 kiis. Kiisaska ayaa laga helay, \u00a0Gobolka Banaadir 19,Somaliland 17,Puntland 8, Galmudug 2 iyo Hirshabeelle oo 2 kiis laga diiwaan geliyay. Cudurka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418833,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420044","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420045,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420044\/revisions\/420045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}