{"id":420000,"date":"2020-06-08T14:49:17","date_gmt":"2020-06-08T11:49:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=420000"},"modified":"2020-06-08T15:21:46","modified_gmt":"2020-06-08T12:21:46","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-diyaarineysa-shaqaalaha-la-wareegi-lahaa-saadaasha-iyo-ka-digista-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-diyaarineysa-shaqaalaha-la-wareegi-lahaa-saadaasha-iyo-ka-digista-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA0-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyn musiibooyinka DFS ayaa manta tababar<br \/>\nu furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan xarumaha bixiya digniinta musiibooyinka ee heer Federal iyo heer Dowlad gobaleed.<\/p>\n<p>Tababarka oo ay bixinayaan qubaro ku taqasustay maareynta musiibooyinka ayaa<br \/>\nwaxaa ka qeyb galaya oo ka faa\u2019iideysana qubarada loogu tala galay in ay sii<br \/>\ntababaraan shaqaalaha ka shaqeyn doona xarumaha ka diga Halis-wadareedyada ee<br \/>\nheer Dowlad Gobaleed iyo heer Dowladda Federal-ka ah.<\/p>\n<p>Ilaa 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda iyo la taliyaasha ayaa ka faa\u2019iideysana<br \/>\ncasharrada tababarkan oo socon doona muddo seddex cisho<br \/>\nTababarista shaqaalaha ayaa qeyb ka ahayd heshiis seddex geesood ahaa oo<br \/>\ndhawaan ay kala saxiixdeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka<br \/>\nDFS, Barnaamijka cuntada u qaabilsan qm ee WFP iyo hey\u2019adda sacuudiga laga<br \/>\nleeyahay ee King-Salmaan Foundation.<\/p>\n<p>Heshiiskan \u00a0ayaa dhigayay in dhammaan Dowlada Gobaleedyadad dalka \u00a0iyo<br \/>\nMaamulka Gobalka Banaadir loo sameeyo xarumo sii faaqida halis-wadareedyada,<br \/>\nisla markaasina\u00a0 bixiya digniinaha ka hor inta aanay qatartu soodhawaan.<\/p>\n<p>Sameynta xarumaha ka sii digo qataraha ayaa door muuqda\u00a0 ka cayaari doonaan in<br \/>\nla xakameeyo qasaaraha ka dhasha musiibooyinka soo noq noqda ee dalka ka<br \/>\ndhaca sida abaaraha, fatahaadaha iyo duufaannada.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda<br \/>\nsoomaaliya ayaa furay tabarka isagoo sheegay iyo abuurista iyo kobcinta xarumaha<br \/>\nka sii diga halis-wadareedyada ay u sahleyso DFS in ay awood u yeelato in ay ka<br \/>\njwaabto, yareyso isla markaana maareyso Musiibooyinka<\/p>\n<p>\u201cWaa guul kale oo ay gaartay Dowladda Soomaaliya taas oo horseedi doonta in<br \/>\nxarunta ka sii digta musiibooyinka ay howl gasho ka hor inta aanay dhammaan<br \/>\nJuun, in Dowladda Soomaaliya ay la soo wareegto nidaamka digniinaha<br \/>\nmusiibooyinka oo hadda ku jira gacmo hey\u2019ado ajnabi ah ay tahay arrin sii<br \/>\nxoojineysa madax-bannaanida Soomaaliya mana la sii sugi karo in nidaamkaasi ka<br \/>\nsii maqnaado gacanta Dowladda Soomaaliya.\u201d Ayuu yiri Xamsa Saciid Xamsa,<br \/>\nWasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA0-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyn musiibooyinka DFS ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan xarumaha bixiya digniinta musiibooyinka ee heer Federal iyo heer Dowlad gobaleed. Tababarka oo ay bixinayaan qubaro ku taqasustay maareynta musiibooyinka ayaa waxaa ka qeyb galaya oo ka faa\u2019iideysana qubarada loogu tala galay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":420001,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-420000","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420000"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":420005,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420000\/revisions\/420005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}