{"id":419991,"date":"2020-06-08T12:43:25","date_gmt":"2020-06-08T09:43:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419991"},"modified":"2020-06-08T12:43:25","modified_gmt":"2020-06-08T09:43:25","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-bur-buriyay-qaraxyo-lagu-diyaariye-duleedka-janaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-bur-buriyay-qaraxyo-lagu-diyaariye-duleedka-janaale\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Bur buriyay qaraxyo lagu diyaariye Duleedka Janaale"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga taga degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose waxa ay kusoo qabteen Qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen duleedka janaale.<\/p>\n<div>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya general C\/Xamiid Dirir oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgal ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen Janaale ay lagu soo qabtay Qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ku diyaariyeen duleedka Janaale.<\/p>\n<p>Janaraal C\/Xamiid dirir waxa uu sidoo kale sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Ay soo saareen Qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ku aaseen wadada isku xirta Janaale iyo tuulada urunji ee gobolka shabellada Hoose<\/p>\n<p>Howlgalka Qaraxyada lagu soo qabtay ayuu sheegay Janaraal C\/Xamiid Dirir lagu diray Maleyshiyaad ka tirsan nabadiidka kuwaasi oo uu sheegay in tiradooda ay gaarayaan 13 dagaalame oo ka tirsan nabadiidka<\/p>\n<p>Ugu dambeynti Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka ayaa tilmaamay in Howlgalka lagu bur buriyay xarun ay nabadiidka Al-shabaab ku diyaarin jireen Qaraxyada Lagu dhibaateyo Shacabka<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga taga degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose waxa ay kusoo qabteen Qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen duleedka janaale. Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya general C\/Xamiid Dirir oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgal ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419992,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419991","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419991\/revisions\/419993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}