{"id":419986,"date":"2020-06-08T13:00:11","date_gmt":"2020-06-08T10:00:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419986"},"modified":"2020-06-08T13:00:11","modified_gmt":"2020-06-08T10:00:11","slug":"qm-oo-soo-dhaweysay-dhismaha-istaratijiyada-qaran-ee-la-dagaalanka-musuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-soo-dhaweysay-dhismaha-istaratijiyada-qaran-ee-la-dagaalanka-musuqa\/","title":{"rendered":"QM oo soo dhaweysay dhismaha istaratijiyada qaran ee la dagaalanka musuqa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweeysey talaabadii dhawaan dawladda Federal-ka Soomaaliya u qaaday in ay wax uga qabato musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>Golaha wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan meel mariyey Istaratijiyadda Qaran ee la dagaalanka Musuqa, taasi oo looga tala galay in lagula dagaalamo musuq-maasuqa, laguna awood siiyo hay&#8217;adaha dawladda, si loo dhiso hab maamul maaliyadeed oo dawli oo cad lehna isla xisaabtan.<\/p>\n<p>Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe ee Soomaliya,James Swan ayaa sheegay in ay tahay talaab muhiim ah, ayna ku dhiira-gelinayaan in dawladda iyo dawladaha xubnaha ka ah ay qaadaan talaabooyin dheeri ah oo ay ku\u00a0 xaqiijinayaan dhaqan gelinta hufnaanta, isla xisaabtanka iyo la dagaalanka musuqa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan soo dhaweynayna ka go&#8217;naashaha dawladda Soomaaliya ee la dagaalanka musuqa, ayna ku dhisayso hay&#8217;ado dawli oo la aamini karo&#8221;, James Swan ayaa sidaa yir.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in Qaramada Midoobe ay ku taageerayso dawladda\u00a0 Soomaaliya hir-gelinta Istaratijiyada Qaran ee ka dhan ka ah Musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweeysey talaabadii dhawaan dawladda Federal-ka Soomaaliya u qaaday in ay wax uga qabato musuq-maasuqa. Golaha wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan meel mariyey Istaratijiyadda Qaran ee la dagaalanka Musuqa, taasi oo looga tala galay in lagula dagaalamo musuq-maasuqa, laguna awood siiyo hay&#8217;adaha dawladda, si loo dhiso hab maamul maaliyadeed oo dawli oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419997,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419986","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419986","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419986\/revisions\/419998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}